Kusoo dhawaaw Tobababarka Onleynka ah ee MCB ee Xirfadlayaasha Isku-filkaa

Tobabaradan bilaashka waxa ay ka hadlayaan mowduucyo kala duwan si ay kaaga caawiyaan in aad guul kaarto ka dhalin yaro ahaan iyo in aad si wanaagsan ula shaqeyso kuwa bilaabaya ama ku jiro safarkooda dib usoo kabasho.

Qorshayaashena tobabar waxa ay ku sinayaan aqoonta iyo xirfada aad u baahan tahay si aad sida ugu wanaagsan ugu kaalmeyso shaqsiyaadka aad u adeegeyso ee soo kabashada ku jiro.

Maal gelinta tobabarkan waxaa suurto geliyay deeq ka timid Waaxda Caafimaaka Dhaqanka ee Adeega Bini’aadamka Minnesota (Minnesota Department of Human Services Behavioral Health Division).

Is diwaan geli si aad u bilaawdo ama, haddii aad tahay arday soo noqonaya, soo gal si aad u sii wado tobabarka.

Waxii cilad farsamo iyo qadka, fadlan la xiriir ciwaankan support@kineticlearning.com.

Gudaha ugal

Ardayda diwaan gashan halkan soo gal.





Diwaan Geli

Ardayda cusub halkan iska diwaan geli.